Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Famaajo joins Political Leaders Unite in Opposition to NCC Meeting Outcome

MOGADISHU, Somalia  - In a surprising turn of events, former President Mohamed Abdullahi Farmajo has emerged as one of the opponents against the decisions made at the recent National Consultative Council (NCC) meeting in Mogadishu.   This comes after a joint communiqué by prominent political figures, including former President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, former Prime Ministers Omar Abdirashid Sharmarke, Hassan Ali...

Farmaajo oo ka horyimid go’aanadii kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga qaran

MUQDISHO (SMN) - Madaxweyinihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxame Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka horyimid qodobada kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga qaran ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.   Farmaajo ayaa sheegay in go'aanada kasoo baxay shirka ay halis ku yihiin midnimada iyo dowladnimada dalka, sida uu hadalka u dhigay. Halkan hoose ka akhriso:- WARSAXAAFADEED QODOBBADA KA SOO BAXAY SHIRKA...

Ciidamada dowladda oo howlgal ku dilay sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab

AFGOOYE (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo xalay howlgal culus ka sameeyay deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab.   Sarkaalka la dilay ayaa waxaa magau magacaabi jiray Cabdulqaadir Xaaji Eenoow, sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya. Warsaxaafadeedka ayaa waxaa lagu yiri:- "Dhagarqabe Cabdulqaadir Xaaji Eenoow ayaa caawa lagu dilay howlgal ay fuliyeen...

Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Puntland oo shil ku geeriyooday

GAROOWE (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Puntland ee uu ka baxay Allaha u naxariistee Xildhibaan Cali Axmed Maxamuud oo ka tirsanaa Golaha Wakiillada oo ku geeriyooday shil gaari.   “Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo kan Golaha Wakiillada, waxaan...

Faah-faahino kasoo baxaya qarax xalay ka dhacay degmada Dayniile

MUQDISHO (SMN) - Qarax dhaliyay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ka dhacay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, waxaa ku dhintay wiil yar oo Caseeye ahaa, halka ay ku dhaawacantay hooyadiis, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.   Guddoomiyaha maamulka degmada Dayniile Cali Cabdi Faarax oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa ka warbixiyay sida ay wax u...

Xisbiga Himilo Qaran oo bayaan culus soo saaray kadib shirkii Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd Shariif Sheekh Axmed ayaa bayaan culus oo uu soo saaray kaga hadlay qodobada kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga qaran iyo xaaladda guud ee dalka.   Warsaxaafadeed kasoo baxay Xisbiga Himilo Qaran ayaa waxaa lagu dalbaday in marka hore saaxadda siyaasadda lagu soo celiyo Puntland, xalna loo...

Discontent in Somalia: Puntland Rejects Outcomes of NCC Meeting in Mogadishu

GAROWE, Somalia - In a significant development within Somalia's complex political landscape, Puntland State has openly rejected the outcomes of the National Consultative Council (NCC) meeting held in Mogadishu.   This move highlights the deepening divisions and disagreements among the federal member states of Somalia, particularly in relation to constitutional amendments and the ongoing political processes. The National Consultative Council, a body...

 Strengthening Ties: Somali President Hassan Sheikh Mohamud Visits Kenya

NAIROBI, Kenya - In a significant development for East African diplomacy, Somali President Hassan Sheikh Mohamud visited Kenya on May 18, 2024, marking his third visit to the neighboring country within a month. The visit underscores the growing collaboration between Somalia and Kenya, focusing on peace, security, and economic cooperation.   President Mohamud was received by Kenyan President William Ruto at...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Nairobi + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaarey magaalada Nairobi ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Kenya William Ruto.   Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadley xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya labada dal. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xusay in Kenya iyo Soomaaliya ay wax badan wadaagaan, labada dalna ay ka go’an tahay inay ka shaqeeyaan nabadda iyo xasiloonida gobolka. Halkan...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday askari dil ka gaystay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Daa’uud Bashiir Colow oo ka tirsan Guutada 27-aad, ururka 3-aad ee Abuu-dujaana ayaa loo heystay in uu dil bareer ah u geystay marxuum Sacad Cabdi Muuse, inuu baxsad ka ahaa goobtiisa shaqo oo ah Deegaanka Shabeeloow Gobolka Galgaduud, lunsasho hanti dowladeed, Qalgal gelin Goob ganacsi, Xatooyo Xoolo Ciidan iyo Jabin Xeerka xakameynta hubka caasimadda.   Seddexdii Bisha Afaraad...

WARAR KALE

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...

Jubaland President Commissions Elite Duufaan Unit for Anti-Militant Operations

KISMAAYO, Somalia - Jubaland President Ahmed Mohamed Islam, commonly known as Ahmed Madobe, on Sunday presided over the graduation of the elite Duufaan unit...