Puntland oo ka hortimid go’aanka lagu xirayo qunsuliyadda Itoobiya ee Garoowe

0

GAROOWE (SMN) – Maamul goboleedka Puntland ayaa ka jawaabay go’aanka ay shalay soo saartay dowladda Federalka ee Soomaaliya, kaas lagu xirayo Qunsuliyadda Ethiopia ee ku taalla magaalada Garoowe.

 

Warsaxaadadeed ay soo saartay madaxtooyada Puntland ahaa waxaa lagu sheegay in aanu quseyn go’aankaasi, ayna sii wadi doonaan xiriirka iyo iskaashiga haatan kala dhexeeya dowladda Itoobiya.

Halkan hoose ka akhriso:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here