Puntland oo sheegtay inay kalsoonidii kala laabatay dowladda Soomaaliya

0

GAROOWE (SMN) – Maamul goboleedka Punland ayaa sheegay in uu kalsoonidi kala laabtay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, kadib tallaabadii baarlamaanka.

 

Puntland ayaa eedeyn culus u jeedisay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay tilmaamtay inuu jebiyay shuruucdii heshiiska lagu wada ahaa.

Go’aankan ayaa daba socda tallaabadii baarlamaanka Soomaaliya oo Sabtidi shalay ansixiyay cutubyo ka mid ah dastuurka kumeel gaarka ah ee dalka.

Halkan hoose ka akhriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here