GAROWE [SMN] – Puntland ayaa soo saartey digniin cusub oo ku wajahan wariyaasha iyo warbaahinta ka howlgala deegaanada maamulkaasi, xili uu ku socdo dagaalka Daacish.
Wasaaradda Warfaafinta ayaa sheegtay inay ka mamnuucday warbaahinta xiriirka Daacish, maadaama Ciidamada dagaal kula jiraan, oo ay isku dayayaan inay soo afjaraan joogitaankeeda buuraha gobolka Bari.