Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Gaari walxaha qarxaha laga soo buuxiyey ayaa ku qarxay agagaarka maqaayad laga cuno Muufada oo kutaala dhabarka danbe ee guriga hooyooyinka.

 

Maqaayada la hordhigay gaariga ayaa waxaa lagu magacaabaa Geel-doox waana mid aad u mashquul badan.

Qasaaro kal duwan ayaa lasoo sheegayaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here