Qoor Qoor oo guddi u magacaabay dagaal beeleedka ka socda gobolka Galgaduud

0

DHUUSAMAREEB (SMN) – Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa guddi wasaiiro ah u magacaabay xal u raadinta colaadda waqooyiga gobolka Galgaduud.

 

Qoor Qoor ayaa 5 wasiir u xil-saaray colaaddan, waxaana ay kala yihiin wasiirka arrimaha gudaha, wasiirka amniga, wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta, wasiirka gargaarka iyo wasiirka warfaafinta,

Sidoo kale waxaa la faray hay’adaha kale ee dowlad goboleedka Galmudug inay la shaqeeyaan guddiga, si uu u guto waajibaadka loo igmaday.

Halkan hoose ka akhriso:-

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here