R/W ku xigeenka dalka oo shir muhiim ah ka furay magaalada Muqdisho + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta furay Shirka Amniga iyo Isbeddelka Cimilada oo ay ka qeyb gelayaan xubno ka socdo Golaha Wasiirrada, Wakiilada Beesha Caalamka, Ururrada ka shaqeeya arrimaha deegaanka iyo mas’uuliyiin kale

.

Shirkan oo uu soo agaasimay Xafiiska Amniga Qaranka ayaa looga doodayaa saameynta isbeddelka cimiladu ku leedahay labajibbaarida khataraha amniga Qaranka sida colaadaha ka dhasha isku qabsiga dhul-daaqsineedka iyo baraha waraabka xilli abaareedka.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here