
SEOUL (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalaya shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika oo saaka si rasmi ah uga furmay magaalada Seoul.
Shirkan oo ah kii ugu horreeyay ee noociisa ah oo ay ka qaybgalayaan madaxda Afrika iyo Jamhuuriyadda Kuuriya, ayaa Ra’iisul Wasaare Xamsa waxa uu galabta ka jeedin doona khudbad madasha shirka.
Xamza ayaa ka hadli doono qodobo dhawr ah oo ay ka mid yihiin fursadaha maalgashi iyo iskaashi ee dhinaca ganacsiga ee ka jira Soomaaliya iyo dadaalka ay wado dowladda Soomaaliya oo horumar weyn ka sameysay xagga amniga, siyaadda, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada.
DHAMMAAD

The 2024 Korea-Africa Summit opens at the Shilla Hotel in Seoul on June 4, 2024. (Yonhap)/2024-06-04 09:53:03/

Le pr?sident Yoon Suk Yeol prononce un discours, le mardi 4 juin 2024, lors de la c?r?monie d’ouverture du sommet Cor?e-Afrique.
(Yonhap)/2024-06-04 10:34:22/


함자 압디 바레 소말리아 총리가 4일 2024 한-아프리카 정상회의장에서 열린 한-아프리카 정상회의에 도착하고 있다. 2024.6.4
[2024 한-아프리카 정상회의 제공]