Sawirro: R/W Xamza oo ka qayb-galay munaasabad ka dhacday Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta  ka qeyb galay munaasabad ballaaran oo lagu qabtay Muqdisho, ayna soo qaban qaabisay wasaaradda maaliyadda.

 

Munaasabadan ayaa lagu soo bandhigayay warbixinta maamulka maaliyadda dalka oo ka hadleysa guulihii laga gaaray hannaanka maaliyadda dalka 10-kii sano ee la soo dhaafay.

Dowladda federaalka ayaa sanadihii u dambeeyay sameysay horumar dhinaca dhaqaalaha ah, kadib markii uu kordhay dakhliga gudaha uga soo xarooda dowladda dhexe.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here