Ra’iisul Wasaaraha oo agaasime cusub u magacaabey Wasaaradda Arrimaha Gudaha

0
MUQDISHO – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha , Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta u magacaabay Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa Mudane Cabdulqaadir kula dardaarmay hufnaan iyo xil-gudasho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here