MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya baahida loo qabo dardar galinta howlaha gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee ay saameynta ba’an ku yeelatay abaarta dalka ka jirta, ayaa magacaabay guddi isku dhaf ah oo ka looban Golaha Xukuumadda iyo qeybaha Bulshada.
Guddigan oo uu hormuud u yahay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa waxa ay kala yihiin:
- Mudane Mahdi Maxamed Guuleed: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS
- Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye : Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka
- Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle: Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda
- Mudane Jamaal Maxamed Xasan: Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta
- Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha
- Cismaan Abokor Dubbe: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska
- Mudane Cumar Cali Rooble: Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta
- Mudane Cabdicasiis Xasan Ashkir: Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha
- Marwo Shukri Maxamuud Afrax: Wasiiru-dowlaha Tamarta iyo Biyaha
- Mudane Xaamud Cali Xasan: Wasiir Ku-xigeenka Beeraha iyo Waraabka
- Mudane Jamaal Xasan Ismaaciil: Wasiir Ku-xigeenka Xanaanada Xoolaha
- Mudane Cabdullaahi Maxamed Shirwac
- Sheekh Bashiir Axmed Salaad
- Mudane Sheekh Cabdulqaadir Soomow
- Mudane Sheekh Yuusuf Cali Ceynte
- Marwo Caasho Geelle Diiriye
- Marwo Aamino Xaaji Cilmi
- Marwo Caasho Shaacuur Ugaas
- Marwo Batuulo Axmed Gaballe
- Mudane Cabdi Axmed Baafo
- Mudane Cabdi Aadan Hoosow
- Mudane Dr.Maxamed Xaaji
- Mudane Aadan Ibraahim Aw Xirsi
- Mudane Cabdiraxmaan Cabdullaahi Aadan
- .Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen
- Mudane Khadar Ismaaciil Jimcaale
- Mudane Cabdulfataax Maxamed Cabdinuur.
- Liibaan Cabdi Cali
- Amina Axmed Samatar
- Cali Maxamed Maxamuud
- Yaasmiin Cabdi Maxame
- Cabdi Ciise Diirshe
- Kamaal Daahir Guutaale
34.Shucayb Cabdullaahi Xasan