Safiirka cusub ee Shiinaha oo kulamo ka bilaabay magaalada Muqdisho + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya Mudane Wang Yu oo guddoomiyaha ugu yimid salaan iyo isbarasho

 

Sidoo kale waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo wadashaqeynta u dhexeysa labada dal ee Soomaaliya iyo Shiinaha.

Kulanka waxaa sidoo kale goobjoog ahaa guddoomiye ku xigeenka guddiga saaxiibtinimada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Shiinaha Mudane Ibraahim Awgaab Cismaan iyo xoghaya guud ee Aqalka Sare Mudane Cabdinaasir Ibraahim Guuleed.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here