Saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga oo tababar loogu soo xiray Turkiga + Sawirro

0

ANKARA (SMN) –  Saraakiishan ayaa muddo halkaasi ku qaadanayay koorsooyin la xariira barashada qibradaha muhiimka u ah ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku jira halganka dalka looga sifaynayo Argagexisada.

 

Saraakiishan oo la filayo inay dhawaan dalka ku soo laabtaan ayaa la rajaynayaa in ay gacan wayn ka gaysan doonaan hormarinta howlgalada sifaynta ee ciidanka xoogga dalka wadaan ee ka dhanka ah khawaarijta iyo dhaman howl shaqeedyada kale ee ciidanka xoogga dalka Qaranka.

Turkiga oo ah saaxibka koowaad ee Soomaaliya ayaa ka qayb qaata dib u dhiska ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here