Sawirro: DF iyo Midowga Afrika oo wada-hadallo ku yeeshay Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda Amniga iyo Nabadgelyada ee Midowga Afrika Danjire Bankole Adeoye oo booqasho ku jooga dalka.

Labada dhinaca ayaa waxa ay ka wada hadleen kaalinta Midowga Afrika ee nabadeynta Soomaaliya iyo doorka AMISOM ee sugidda amniga doorashooyinka dalka.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa xubno ka tirsan golaha wasiirada Soomaaliya oo uu ka mid yahay wasiirka wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here