MUQDISHO (SMN) – Gudoomiye ku xigeenka Hay’adda SODMA Dr Ahmed Abdi Adan ayaa shir gudoomiyay shirka todobaadlaha ee Hay’adda.
Shirka ayaa waxaa sidoo kale ka soo qaybgalay Madaxda kala duwan ee hay’adda sida Agaasimayaasha iyo La taliyayaasha.
Shirka oo ahaa mid muhiim ah ayaa waxaa looga dooday booqoashadii wafdigii uu hogaaminayay Gudoomiyaha SODMA iyo waxa ay ku soo arkeen Magaalada Baladwayne.
Sidoo kale waxaa Shirka ayaa looga hadlay sidii loo dardar galin lahaa gargaarka ay hay’addu u dirayso halkaas.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-