Sawirro: Duqa magaalada Muqdisho oo ka qayb-galay shir muhiim ah

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa ka qeyb galay Shirka isku xirka Howlaha iyo Fulinta Qorshaha Shanta sano ee soo socota (2024-2028) ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed.

 

Madashan oo uu furay Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Cabdullaahi Sheekh ismaaciil Fartaag, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya iyo Marti Sharaf kale

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here