Sawirro: Imaaraadka Carabta oo xarun cusub ka furtay Muqdisho + Ujeedka

0

MUQDISHO (SMN) – Danjiraha dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta Axmed Jumca Rumeythi ayaa furay xarunta bixinta dal ku galka taas wixii maanta ka dambeeya muwaadiniinta Soomaaliyeed ay ka qaadan doonaan visaha.

 

Danjiraha ayaa sheegay in furitaanka xaruntan ay kamid ka tahay xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.

Waxa ay noqonaysaa qunsuliyaddii ugu horeysay oo Imaaraadka ka furo Muqdisho tan iyo burburkii ka dib.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here