Sawirro: Laftagareen oo oa kulmay xildhibaanada haweenka ee labada Gole

0

BAYDHABO (SMN) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qaabilay Xildhibaanada Haweenka ah ee ku jira Labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Safar shaqo kuso gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

 

Socdaalka Xildhibaanada ee Magaalada Baydhabo ayaa ah Uqareemida Haweenka Soomaaliyeed, Helida Qoondada Haweenka iyo Ukuuragelida Xaalada Deeganka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa uga Mahadceliyey Xildhibaanada Haweenka ah ee ku jira Labadda Aqal ee Baarlamaanka Dalka Booqashada ay ku yimaadeen Magaalada Baydhabo waxaana uu la Wadaagay Dowladda uu Hogaamiyo sida ay uga goantahay ilaalinta Qoondada Haweenka.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here