Sawirro: Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo gaaray degmada Luuq

0

LUUQ (SMN) – Wafdi uu hoggaaminayo Madaxwayne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbalanad Mudane Maxamud Sayid Aadan ayaa gaaray magaalada Luuq Ee Gobolka Gedo iyadoo socdaalkiisa ay ku wehliyeen wasiiro iyo Xildhibano, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay maamulka degmada Luuq.

 

Ujeedka socdaalkooda ayaa ah Nabadaynta beelaha walaalaha ah ee maalmihii u dambeeyay ku dagaalamay gudaha degmada Luuq.

Sidoo kale inta ay ku sugan yihiin luuq waxay la kulmi doonaan maamulka iyo qaybaha kala duwana ee bulshada si xal loogu helo sababtii keentay dagaalka.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here