MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka tiirka dhaqaalaha oo Xafiiska hantidhowraha guud ee Qaranku ku soo bandhigay xogta dhaqangalka mashaariicda horumarineed ee dalka.
Sidoo kale wasaaradda qorsheyntuna ayaa soo jeedisay nidaamka keydinta mashariicda ee AIMS.
Halkan hoose ka daawo sawirrada:-