-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay u qeybsanaha UNICEF ee Soomaaliya Mohamed Ag Ayoya.
U qaybsanaha ayaa Ra’iisul Wasaaraha warbixin ka siiyay howlaha UNICEF ee Soomaaliya iyo qorsheyaasheeda mustaqbalka.


