Sawirro: Xamza Warfaa oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Mas’uuliyiin iyo Xildhibaano katirsan Labada Aqal BFS ayaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Xamza Warfaa oo ah La Taliyaha Madaxweynaha Mareykanka.

 

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa u magacaabay in Xamza Warfaa uu u noqdo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka la taliyaha sare ee dhinaca Dimuquraadiyadda iyo xuquuqda aadanaha

Qaar ka mid ah dhalinyarada  Barbaarta Gaashaaman ayaa ku soo dhoweeyay mid ka mid ah cayaaraha dhaqanka ee laga cayaaro Gobalka Banaadir.

Sidoo kale waxa soo dhaweyntan qayb ka ahaa mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka iyo sidoo kale maamulka gobolka Banaadir.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here