Shahaado siinta musharixiinta guddoonka BF Somalia oo ka socota Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Guddiyada doorashooyinka guddoonada labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalintii labaad wada diiwaan gelinta iyo shahaado siinta musharrixiinta u tartameysa lixda kursi ee guddoonka BFS.

Musharraxiinta Maanta la diiwaangeliyay waxaa kamid ah Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed oo u tartamayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ,Xildhibaan Saadaq C/laahi Cabdi oo u tartamayo Guddoomiyaha ee Golaha Shacabka BJFS.xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad oo u tartamay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS.

Xildhibaan Saciid Maxamed Cali oo u tartamayo Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS,walina way socota Diiwaangelinta Musharraxinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here