Shariif iyo Cali Guudlaawe oo shir xasaasi ah ku leh gobolka Shabeelaha Dhexe

0

CADALE (SMN) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweynaha HirShabelle, Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa haatan shir xasaasi ah ku leh deegaanka Burka Dirineed ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

 

Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ah wasiiro ka tirsan HirShabelle iyo odayaasha dhaqanka ee deegaanka.

Labada madaxweyne ayaa soo xirayo shir nabadeed oo muddo halkaas uga socday, kaas oo lagu heshiisiinayo beelaha Celi Cumar iyo Cabdalle Caroone ee beel weynta Abgaal.

Halkan hoose ka daawo warbixinta:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here