Sheekh Cismaan Xidig oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee caalimkii waynaa ee Soomaaliyeed Sheekh Cusmaan Sheekh Cumar Sheekh Daa’uud (Sheekh Cusmaan Xidig).

 

Marxuumka ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku xanuunsanayay gudaha caasimadda oo lagula tacaalayay xaaladdiisa caafimaad.

Sheekh Maxamed Daa’uud oo ka mid ah xerta Sheekha ayaa sheegay in marxuumka isla maanta lagu aasi doono degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here