MUQDISHO (SMN) – Xubnaha siyaasiyiinta mucaaradka oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa madaxweyne Xasan Sheekh iyo golaha wadatashiga qaran uga digay muddo kororsi.
Qoraal ay si wadajir ah usoo saareen madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif, ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Khayre iyo xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa waxa ay ku sheegeen in aysan aqbali doonin muddo kororsi horleh
Halkan hoose ka akhriso warsaxaafadeedka:-