Sheekh Shariif oo cambaareeyay dhibaatadii Shacabka loogu geystay Siinaay

0

MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareey falkii Maanta Ciidamada dowladda kula kaceen shacabka Siinaay.

 

“Ciidanka Booliska ee sheekha waayeelka ah dhulka ku jiidey oo karaamadiisa ku ciyaaray, aad iyo aad ayaan uga xunnahay,” ayuu hadalkiisa raaciyay Sheekh Shariif.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here