Sheekh Shariif oo war kasoo saaray faagista qabuuraha Iskuul Buluusiya

0

MUQDISHO (SMN) – Madxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka horyimid tallaabada ay qaaday dowladda Soomaaliya ee lagu faagayo qabuuraha ku yaalla Iskuul Buluusiya ee magaalada Muqdisho.

 

Shariif ayaa shaaca ka qaaday inuu aad uga xun yahay in maydadka laga soo saaro halkaasi, kadibna la deegaameeyo.

“Waxaan aad uga xumahay arrinta dib u faagista qubuuraha Iskool Boolisiya ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku aasan yihiin dad badan oo shacab ah oo dhowrkii sano ee la soo dhaafay lagu aasayay” ayuu ku yiri qoraalka uu soo saaray Sheekh Shariif.

Halkan hoose ka akhriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here