Maasuuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa ka qayb galey daah-furka Mashruuca Daryeel, qaybtiisa dib u heshiisiinta Deegaanada Galmudug,Mashruucan ayaa noqonaya mid fududeynaya isku keenida bulshada Galmudug.
Wasaaradda Arimaha Guddaha Galmudug ayaa si rasmi ah uga daah furtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Maamulka,asiir dowladaha.
Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Waayeel) ayaa sheegay in mashruucan u unoqon doono gogol dhiga is keenida bulshada deegaanada Galmudug.