Shirweynaha maalgashiga beeraha oo galay maalintii labaad + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Waxaa maalintii labaad si rasmi ah u bilaawday Shirka Caalamiga ah ee Maalgashiga Beeraha, kaasoo diiradda lagu saarayo fursadaha maalgashi ee ka jira dhanka beeraha ee Soomaaliya.

 

Shirka ayaa waxaa ka qeybgalaya ganacsato, maalgashadayaal caalami ah, iyo khubaro ku takhasustay beeraha, iyagoo wadaagaya aragtiyo iyo fikrado ku saabsan horumarinta.

wax-soo-saarka beeraha, ganacsiga iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga caalamiga ah si loo gaaro horumar waara oo dhinaca beeraha ah.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here