Shirka golaha wadatashiga qaranka oo warsaxaafadeed laga soo saaray

0

MUQDISHO (SMN) – War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha dalka ayaa lagu sheegay in madaxda golaha wadatashiga Qaran oo ka kooban dowladda FS iyo dowlad goboleedyada dalka ay ka doodeen marxaladda dalka, la iskuna soo laaban doono dhammaadka bishan.

 

Halkan hoose ka akhriso;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here