SOOMAALIYA HESHIISIIN MA U BAAHANTAHAY? 02/01/2026 0 Share on Facebook Tweet on Twitter Aragti Wadajir & Midnimo Bulsho oo muhiim u ah Barnaamijka “Hannaanka Dhab u heshiisiinta Qaran”, waxaa ku madlan Hoggaamiyeyaasha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, cuqaal, waxgarad, haween hormuud ah, iyo dhalinyaro firfircoon.