BENI (SMN) – Wafdi ay hoggaamineyso Maareeye ku-xigeenķa Hay’adda Tayo-dhawrka Qaranka Marwo Suubban Cabdi Nuur ayaa ka qeybgalay kulanka 29-aad ee Arso General Assembly oo ka qabsoomay dalka Congo.
Intii kulanka uu socday Mareeye ku-xigeen Suubban ayaa kulomo gar gaar ah la qadatay wakiillo ka kala socday dalalka Kenya, Nigeria, Ghana iyo Ururka SMIC/
Sidoo akle muhiimadda kulamadaas ayaa ahaa sidii ay wada-shaqeyn iyo iskaashi ay u yeelan lahaayeen dalalkaas, sida dhanka hagaajinta isku mid ahaanshaha Halbeegyada iyo isku fududeynta ganacsiga Africa.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-