Taliyaha ciidamada Xoogga oo la kulmay sarkaal ka socday dalalka Bariga Afrika

0

MUQDISHO (SMN) – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Ururka Heeganka Barriga Africa Paul Kahuria Njema.

 

Taliye Ibraahim iyo Paul Kahuria ayaa ka wada hadlay Amniga gobolka, Qatarta Argagixisada iyo arrimo kale.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Agaasimaha Ururka Heeganka Barriga Africa kala hadlay sidii ay gacan uga geysan lahaayeen dhismaha iyo qalabeynta Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here