RIYAD (SMN) -.Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaaย Magaalada Riyaad kulan kula yeeshay dhigiisa Dalka Sacuudi Carabiye S/Guudย Fayyadh bin Hamedย Al- Ruwaili.
Labada Taliye ayaa ka wada hadlay Xoojinta xiriirka iyo Taageerada Ciidan XDS iyo iskaashiga La dagaalanka Argagaxisada.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa booqasho shaqo ku jooga Dalka Sacuudiga