Toos: Maxkamadda Sare oo guda gashay kiiska Sayid Cali Macallin Daa’uud

0

MUQDISHO (SMN) – Maxkamadda Sare ee dalka ayaa goordhow bilowday dhageysiga kiiska Sayid Cali Macallin Daa’uud oo loo haysto inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis.

 

Hoolka maxkamadda ayaa waxaa ku sugan guddoomiye Baashi Yuusuf Axmed, xeer-ilaalinta qaranka, qareennada difaacayay eedeysanaha iyo ehellada labada dhinac.

Sayid Cali waxaa horay dil toogasho ah ugu soo xukuntay maxkamadda darajada koowaad iyo midda racfaanka ee gobolka Banaadir.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here