Turkiga oo soo diray Markab qodi doono shidaalka ku jira Badda Soomaaliya

0

Istanbul (SMN) – Waxaa Dekada Filyos ee Magaalada Istanbul ka socda xaflad sagootin ah oo loo sameynayo Markabka Oruç Reis oo ku soo wajahan biyaha Soomaaliya.

 

Markabkan ayay muddo 19 cisho ku qaadan doontaa in uu soo gaaro biyaha Soomaaliya si markaasi uu u bilaabo baaritaan qaadanaya 7 bilood si uu ku qotama 3 goobood oo la filayo in ay ku jiraan shidaal.

Dhowaan ayay aheyd markii Dowladda Soomaaliya iyo Turkiga ay kala saxiixdeen heshiis iskaashi oo khuseeya arrimaha Shidaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here