Turkigu oo ku dhawaaqay inuu 2026 billaabi doona qodista shidaalka xeebta Soomaaliya 05/12/2025 0 Share on Facebook Tweet on Twitter ANKARA – Dowladda Turkiga ayaa sheegtay inay sanadka dambe ay billaabi doonto qodista shidaalka ku jira xeebaha dalka Soomaaliya kadib sahmin ay samaysay.