MUQDISHO, Soomaaliya – Kulankii Maanta ee Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh, Guddiga Dowladda ee u xil-saaran wadahadallada iyo xubnaha Madasha Samatabixinta,
Waxaa la isku raacay in laga wadahadlo afar ajende oo muhiim u ah dowlad-dhiska dalka, kuwaas oo kala ah:
1-Adekeynta midnimada dalka,
2-Hanaanka dib u eegista dastuurka,
3-Amniga iyo ciribtirka argagixisada,
4-Hanaanka doorashooyinka tooska ah oo heshiis lagu yahay.









