Wada-hadallo xasaasi ah oo Soomaaliya iyo Itoobiya uga furmayo dalka Turkiga

0

ANKARA (SMN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta u ambabaxay magaalada Ankara ee Caasimadda dalka Turkiga, halkaasoo ugu qeybgali doonaan wadahadal ay la galayaan Wafdi ka socda Itoobiya kaasoo ay dowladda Turkiga dhexdhexaadinayso.

 

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay sheegtay inay ka go’antahay difaaca dalka madax-banaanidiisa, midnimadiisa iyo amnigiisa qaranka.

Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa waxaa haatan ka dhexeeya xiisad xoogan oo ka dhalatay heshiiska badda ee uu Abiy Axmed la galay maamulka Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here