JOWHAR – Maanta waxaa magaaladda Jowhar gaarey wafdi ka socda SoDMA, oo ka qeybgalaya Shirka Arrimaha gargaarka ee ka furmaya magaaladda.
Lataliyaha Sare ee SoDMA, Dr. Ismaaciil Jimcaale oo la hadlay warbaahinta ayaa kawarbixiyay ujeedka safarka wafdiga uu horkacaayo ee Jowhar maanta soo gaaray.



