Waqooyi Bari oo Mamnuucday Safarrada Dhalinyarada Ka Yar 30 Jir

0

LAASCAANOOD – Maamulka Waqooyi Bari Somalia ayaa joojiyay safarrada dhalinyarada da’doodu ka yar tahay 30 sano, kuwaas oo ka dhoofaya Garoonka Diyaaradaha Laascaanood, caasimadda maamulkaasi.

 

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo DDib-u-dhisa, Cabdulqaadir Cabdi Warsame, ayaa lagu sheegay in shirkadaha duulimaadyada laga mamnuucay in ay tigidh u gooyaan ama qaadaan rakaab ka yar 30 sano oo kasoo baxay meel ka baxsan magaalada Laascaanood.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here