Wasaaradda deegaanka oo soo dhaweysay tallaabo ay qaadeen Ciidamada Booliska

0

MUQDISHO (SMN) – Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada XFS ayaa soo saartay warsaxaafadeed ku saabsan jarista dhirta, iyadoo raacisay digniin culus oo ku aadan ku xadgudubka Sharciga ilaalinta iyo maareynta deegaanka.

 

Wasaaradda ayaa sidoo kale ku bogaadisay Booliska soo qabashada eedeysane ku eedeysan ku xadgudubka deegaanka iyo nabad guurka, kuna kacay fal jaris geed.

Halkan hoose ka akhriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here