Wasiir Fartaag oo la kulmay Ergeyga gaarka ah ee xasilinta iyo ilaalinta rayidka

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee XFS Mudane Abdullahi Sheikh Ismail – Fartaag iyo Ergeyga gaarka ah ee xasilinta iyo ilaalinta rayidka Madaxweynaha Cumar Xaashi ayaa ka wada hadlay xasilinta nabad gelyada iyo deganaanta guud ahaan dalka, gaar ahaan sidii xal loogu heli lahaa arrimaha soo laa-laabtay ee ka taagan qaar kamid ah deegaanada Galmudug.

 

Wasiirka iyo Ergayga ayaa isla qaatay in si deg deg ah loo joojiyo colaadaha ka soo cusboonaaday deegaano u dhaxeeya degmooyinka Caabdudwaaq iyo Xeraale ee waqooyiga gobolka Galgaduud.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here