Wasiirka arrimaha dibadda Somalia oo ka qayb-galay madasha Shiinaha iyo Carabta

0

BEIJING (SMN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa khudbadii ka jeediyay shirka 10-aad ee madasha Shiinaha iyo Carabta oo ka furmay Beijing.

 

khudbada u madasha Shiinaha iyo Carabta u ka jeedayay wasiir Fiqi ayaa daarneyda inay Soomaaliya soo dhaweynayso shirkadaha dalalka Shiinaha iyo Carabta, si ay u maalgashadaan fursadaha rajada leh ee ka jira suuqa Soomaaliya ee dhinacyada Xoolaha,Beeraha,Kalluumeysiga iyo Tamarta la cusboonaysiin karo.

Dhanka kale Fiqi ayaa ku nuuxnuuxsaday in Soomaaliya ay gaartay guullo la taaban karo Xoojinta nabadda Soomaaliyana ay u awood u siinayaan inay bixiyso, adeegyada lagama maarmaanka ah,isla markaana meesha ka saarto caqabadaha hortaagan horumarinta iyo barwaaqada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here