MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya mudane Ambassador Wang Yu.
Inta uu kulanku socday, arrimaha laga hadlay waxaa ugu muhiimsanaa; iskaashiga labada dhinac iyo taageeridda howlaha hortabinta u leh Wasaaradda.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-