Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurkaoo hal arrin ka raali-geliyay Golaha Shacabka.

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin oo maanta hortegay Golaha Shacabka ayaa raalli-gelin buuxda ka siiyay baaqashadiisa kulankii hore ee Golaha, taas oo ay xildhibaanadu si weyn uga caroodeen.

 

Wasiirka ayaa sharraxaad ka bixiyay sababaha uu kulankaas dib uga soo dhacay, maadaama uu golaha usoo gudbiyay hindise sharciyeed ay diyaarisay wasaaraddiisa.

Xasan Macallin ayaa shaaca ka qaaday in isaga oo dhex jooga golaha uusan buuxsamin kooramka looga yeeray si deg-deg ah shirkii golaha amniga, sidaasna uu ku baxay.

Ugu dmabeyn wuxuu cudur daar iyo raalli-gelin ka bixiyay arrintaas oo keentay in xildhibaanada qaar ay dalbadaan in xilka laga qaado.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here