Weerar lagu qaadey Xabsiga Godka Jilicow

0

MUQDISHO, Soomaaliya  – Weerar ayaa lagu qaadey xabsiga Godka Jilicow ee ku yaalla magaalada Muqdisho.

 

Weerarka ayaa ku billowday qarax culus, iyadoo rag hubeysan la sheegay inay gudaha u galeen. Rasaas xoogan ayaana socota.

Weerarka ayaa yimid waxyar kadib markii la furay waddooyinka qaar ee magaalada Muqdisho.

Faahfaahin, goordhaw la soco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here