Xamza Cabdi Barre Oo Ku Dhawaaqay Dhameystirka Geeddi-socodkii Dib-u-eegista Dastuurka

0

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in geeddi-socodkii dib-u-eegista Dastuurka Ku Meel Gaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu maanta soo gaba-gaboobay, isagoo xusay in uu ahaa dastuurkii ugu muddada dheeraa isla markaana kharashka ugu badan ku baxay.

 

Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu tilmaamay in hawshaas lagu dhammeeyay dadaal gudaha ah, isla markaana aan lagu fulin talo ama maalgelin dibadda laga keenay.

Hadalkan ayaa ku soo beegmaya xilli dowladda Dowladda Federaalka Soomaaliya ay waddo dadaallo lagu dhammaystirayo dib-u-eegista dastuurka si loo xoojiyo hannaanka dowladnimo, loona caddeeyo qaab-dhismeedka siyaasadeed iyo sharci ee dalka.

DAAWO.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here