Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Colow oo war ka soo saaray xaalada Gedo

0

MUQDISHO (SMN) – Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Colow oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka hadlay dhibaatada maamul ee daashatay gobolka Gedo, taas oo in muddo ah soo jiitameysay.

 

Safar uu maalmihii lasoo dhaafay ku marayay gobolka ayuu sheegay in uu la kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada gobolka, isaga oo kala hadlay xaaladda gobolka iyo baahidooda.

Sidoo kale waxa uu soo jeediyay talooyin la xiriira in laga gudbo khilaafka siyaasadeed ee hareeyay Gedo, isla-markaana la ilaaliyo midnimada bulshada deegaanka.

Halkan ka aqriso warsaxaafadeedka oo dhammeystiran:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here